Dear Valued Customers
First of all, it is such a huge privilege to be writing this message as the Chief Executive Officer of Happy Cargo Company and It also gives me an immense pleasure to call Happy Cargo as one of the leading Cargo Operators in Somalia. I won’t miss this golden opportunity to emphasize that this would not have been possible without the cooperation & untiring support of all our business partners (Airlines and Shipping Lines) Thank you.
Our vision is meant to be the most preferred cargo service provider to our worldwide customers. This is a special time in our company’s history as we recently celebrated our 10th anniversary in the logistics industry. We began our journey in 2010 and have spent the past years continuing to build our brand, which has now become synonymous with our commitment to help our clients in the area of Freight Forwarding and Cargo Handling, Warehousing and Distribution Management.
At Happy Cargo, we have the power to move customers, the agility to adapt and the technology to keep it simple. With an outstanding cargo services, comprehensive warehousing and distribution capabilities, we are ideally deployed to help our customers build their bottom lines. And every day, we work hard to earn their business.
We are proud of the quality of services and our responsiveness to client schedules. These are the keystone to our business and long-lasting client relationships as we strive to remain your reliable logistics partner.
On this note of optimism, I take this opportunity to thank you for the trust bestowed on the organization.
Thank You
Yours Faithfully
Mr. Hassan
Chief Executive Officer
Macaamisheena sharafta leh
Ugu horeyn waxay I tahay Farxad aad uweyn in aan qoro fariintaan anigo ku hadlaya magaca maamulaha guud ee shirkada Happy Cargo, waxan sido kale aad I farxad gelinaayo in dhihi karo Happy Cargo waa mid kamid ah shirkadahaa ugu fiican Somalia ee ka shaqeeya adeega cargo ama xamuulka. Marna majecli inan ka gudbo fursadan qaaliga ah ee ah inan xuso in guulaha an gaarnay eysan suurto gal noqon laheyn hadi aysan wada shaqeyn iyo cawinaad buuxda aysan naga wada dhaxeyn laheyn macamishena iyo saxibadeyna ganacasiga ( sida Dayuradaha iyo Maraakiibtaba).
Waxan leeeyahay mahadsanidiin.
Yoolkeena shirkadan Happy Cargo waa inan noqono dooqa kowaad ee adeegyada Cargo ama xamuulka ee macaamisheena ku sugan aduunweynaha o dhan. Waa waqti aad iyo aad qaas ugu ah shirkadeena madaama aan mardhoweyd an u dabaal degnay sanad guuradi 10 naad e kaso wareegatay xiligii la aas aasay shirkada. Waxan safarkeena shaqo bilownay sanadki 2010, waxana sanadihi tagay dhan an xooga saarney inan dhisno sumcada adeegyadena taaso hada noqotay mid lawada yaqaana o lawada jecelyahay iyo inan si qoto dheer u qabatinay inan cawino macaamishena dhanka adeegyada Cargo iyo keydinta alaabaha iyo qeybinta ama gaarsiinta meshi loogu tala galay.
Happy Cargo waxay awood u leedahay iney macaamisheda xiiso geliso, iyo in la qabsato xaaladaha kala duwan e so kordha iyo isticmalka technology yada si lo fududeeyo adeegyada shirkada. Marka laga so tago adeegayada kala duwan an qabano sida adeega cargo, keydina iyo gaarsinta macaamishena waxan si aad ah ugu heelanahay cawinaada macaamiisheena anago marwabla ka shaqeyna qancintooda iyo iney ganacsiyadooda fushadaan.
Waxaan aad ugu faana oo sharaf inoo ah tayada adeegyadeena iyo degdeg ugu jawaabida ama u daboolida baahida macaamisheena taaso ah muhiimada ganacsigeena iyo xiriirka qotada dheer e macaamisheena anago dadaalwalba ku bixineyna inan ahaano dooqina kowaad e ganacsiga xamuulka.
Dhambaalkan yadadiilada iyo faraxad xambaarsan waxan kale an jeclahay inan idinkaga mahadceliyo aaminaadina shirkada
Mahadsanidiin
Mr. Hassan
Maareeyaha Guud ee Shirkada